Sbs Somali - Sbs Afomali

How to cater for your dietary restrictions - Australia Explained: Cuntooyinka aad ka caaggan tahay iyo talooyin ku saabsan

Informações:

Sinopse

Australia is known as the allergy capital of the world. Our diverse population also means that we express our religious beliefs, ethics, health and personal choices through the food we eat. We called on some experts to help us navigate all the labelling, certifications and resources that can inform our food choices. - Dalka Australia waxaa dunida looga yaqaannaa “caasimadda xasaasiyadda cuntada - "food allergy capital of the world”. Xalqaddan Australia Explained, khubaro ayaa talooyin kugula wadaagaya, ku saabsan, sidii aad u fahmi lahayd, calaamadaha iyo macluumaadka kale ee ku daabacan ama ku sawiran baakadaha cuntada, iyo macluumaad kaleba.