Sbs Somali - Sbs Afomali

  • Autor: Vários
  • Narrador: Vários
  • Editora: Podcast
  • Duração: 160:55:42
  • Mais informações

Informações:

Sinopse

Listen to interviews, features and community stories from the SBS Radio Somali program, including news from Australia and around the world. - Ka dhagayso waraysiyo, warbixino iyo sheekooyinka jaaliyada barnaamujka idaacada SBS laanteeda Afsoomaaliga oo ay ku jiraan wararka Australia iyo kuwa caalamka.

Episódios

  • SBS Somali Full Program 19 September

    22/09/2025 Duração: 50min

    SBS Somali Full Program 19 September

  • Wararka SBS Somali 18 September 2025

    18/09/2025 Duração: 05min

    Wararka SBS Somali 18 September

  • Waraysi: Abdiaziz Farah iyo warbixinta Islam nacaybka

    17/09/2025 Duração: 19min

    Waxaa dhawaan la soo bandhigay warbixin looga hadlay sida wax looga qaban lahaa Islam nacaybka Australia ku sii kordhaya. Waxaan ka waraysanay Abdiaziz Faraha oo ah xoghayaha Muslim Society Victoria.

  • Wararka SBS Somali 17 September

    17/09/2025 Duração: 09min

    Wararka SBS Somali 17 September

  • Australia Explained: kansarka ilmo galeenka

    17/09/2025 Duração: 09min

    Kansarka ilmo galeenka waa mid laga hortagi karo, laakiin waa haddii hore loo ogaado.

  • Wararka SBS Somali 16 September

    16/09/2025 Duração: 05min

    Wararka SBS Somali 16 september 2025

  • Wararka Soomaaliya 12 september 2025

    12/09/2025 Duração: 11min

    Wararka Soomaaliya 12 september 2025

  • Wararka SBS Somali 11 September 2025

    11/09/2025 Duração: 03min

    Wararka SBS Somali 11 Sep 2025

  • Wararka SBS Somali 10 September

    10/09/2025 Duração: 09min

    Wararka SBS Somali 10 September 2025

  • Jaaliyad cusub oo lagu daahfuray Melbourne

    09/09/2025 Duração: 19min

    Jaaliyad cusub ayaa lagu daahfuray Melbourne.

  • Wararka SBS Somali 9 September 2025

    09/09/2025 Duração: 04min

    Wararka SBS Somali

  • Wararka SBS Somali 5 September 2025

    05/09/2025 Duração: 06min

    Wararka SBS Somali 5 Sep 2025

  • Wararka SBS Somali 4 September 20205

    04/09/2025 Duração: 05min

    Wararka SBS Somali 4 September 2025

  • Hay'ad cusub oo looga dhawaaqay Melbourne

    03/09/2025 Duração: 19min

    Waxaa magaalada Melbourne lagu soo bandhigay hay'ada Australia Refugee and Family reunification Inc. Hay'adan cusub ayaa caawindoonta qaxootiga iyo soogalootiga Soomaalida iyo Africanka ah.

  • Wararka SBS Somali 3 September 20205

    03/09/2025 Duração: 09min

    Wararka SBS Somali 3 September 20205

  • Waraysi - Ugaas Ahmed-Naasir iyo Dawlad Deegaanka Soomaalidda

    03/09/2025 Duração: 13min

    Ugaas Ahmed Nasir oo dhawaan booqday Dawlad Deegaanka Soomaalidda Ethiopia ayaa ka waramay wixii uu ku soo arkay.

  • SBS News Somali: Talaada, 02 September 2025

    02/09/2025 Duração: 04min

    Warkarkii ugu dambeeyeyey ee dalka iyo debeddiisa maanta Talaado ah.

  • SBS News Somali: 01 September 2025

    01/09/2025 Duração: 05min

    Wasiirka Isgaarsiinta Federaalka, Anika Wells, ayaa sheegtay in ay jiraan habab online ah oo si sax ah loogu xaqiijin karo da’da carruurta isticmaalaysa Internet-ka. Natiijo kasoo baxday tijaabo madax bannaan oo lagu sameeyey in ka badan 60 program oo lagu xaqiijiyo da’da, ayaa lagu ogaadey inay qaarkood ay ka carruurta ka joojin karaan inay internet-ka ka arkaan waxyaabo aan ku habboonayn sida dad qaawan.

  • SBS Somali Friday Full Program - Barnaamijka Jimcaha 29 August 2025

    01/09/2025 Duração: 47min

    Barnaamijkii Jimcaha oo dhammaystiran oo laga reebay xayaysiis.

  • SBS News Somali: 29 August 2025

    29/08/2025 Duração: 08min

    Wararkii jimcaha ee Australia iyo caalamka

Página 10 de 42