Sinopse
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ahAnsvarig utgivare: Olle Zachrison
Episódios
-
Maanta iyo wararka Iswiidhen
29/10/2025 Duração: 02minLabo qof oo iswiidhish ah oo lagu haysto falal argagixisanimo. Dhaqaalaha Sweden wuxuu u koray si ka dhakhso badan sidii la filayay. Nin geeriyooday markuu kuu dhacay gaari haan ah.
-
Maanta iyo wararka Iswiidhen
28/10/2025 Duração: 01minTareen istaagay daad dartii. Sababta keentay koronto la'aan ka dhacday farasmagaalaha Stockholm. Boliis diiday in uu tago goobtiisa shaqada.
-
Maanta iyo wararka Iswiidhen
27/10/2025 Duração: 02minQalfoof ilmo oo 2 000 sannadood jir ah oo la helay. Johan Rockström ayaa loo magacaabay Iswiidhishka sannadka ee dunida. Qof la toogtay oo keyn laga helay.
-
Maanta iyo wararka Iswiidhen
24/10/2025 Duração: 01minDhammaan tareenada isaga goosha Stockholm-Uppsala waa la joojinayaa dhowr maalmood. Nin rumaan loo dhigay dil dhacay toban sano ka hor. Saab oo qorsheynaysa inay shaqaaleysiiso in ka badan 3,000 oo qof.
-
Maanta iyo wararka Iswiidhen
23/10/2025 Duração: 02minUkun suuqa laga saarayo markii la helay salmonella. Shan arday oo dhigta dugsiga Lundsbergs oo jirdil lagu eedeeyey. Dhowr khalad oo ku yimid nidaamka Millennium.
-
Maanta iyo wararka Iswiidhen
22/10/2025 Duração: 01minLabo bam gacmeed oo Borås laga helay Bam gacmeed laga helay bannaanka guri dad badan degan Eslöv. Xarunta gargaarka degdegga Umeå oo dhiqle looga shakiyey.
-
Maanta iyo wararka radio Sweden
21/10/2025 Duração: 02minBeer xashiishad ahoo laga helay tuullo ku taalla Skåne. Baraf si lama filaan ah u soo da'a oo laga digayo. Baaritaano dheeraad ah oo ku socda dhallinyaro ku sumoowdey khamri.
-
Maanta iyo wararka radio Sweden
20/10/2025 Duração: 02minHeshiiska kirada sannadka 2026 ee agagaarka Stockholm oo la gaaray. Xisbiga Miljöpartiet oo doonaya iney horey u riixaan ogolaanshaha sharciga joogtada ahi. Nin la runsan yahay inuu yahay hogaamiyaha Dalennäverk oo dhowr jeer rummaan la dhigay.
-
Maanta iyo wararka Sweden
17/10/2025 Duração: 02minNin isagoo maqan xukun rummaana loogu xukumey tuhun la xiriira dilkii Salwan Momika. Korodh weyn oo ku yimid dhacdooyinka drönaraha. Hanna Glas oo ka fariisatay ciyaaraha xulka qaranka.
-
Maanta iyo wararka radio Sweden
16/10/2025 Duração: 02minTirada dadka guriga lagu daryeelo oo sii kordheysa. Haween lagu iibiyo Facebook. Bandhigga aflaanta Yuhuudda Malmö oo la joojiyay.
-
Wararka Maanta Sweden
15/10/2025 Duração: 01minAfar qof ayaa xarun migrationsverket laga fakiyay. Qiimaha miciishada oo bishii labaad si taxana hoos ugu dhacday. Dadka dambiyada bulshada dhexdeeda ka dhaca ka walwalsan oo kordhay.
-
Maanta iyo wararka radio Sweden
14/10/2025 Duração: 02minForssell oo doonaya in Afghan badan dib loo celiyo Dab weyn oo ka kacay Helsingborg Tababaraha xulka kubadda cagta ee ragga Sweden oo la eryay
-
Maanta iyo wararka radio Sweden
13/10/2025 Duração: 01minDab weyn oo ka kacay Landskrona. Mid ho rleh oo loo soo xiray toogashadii Gävle. Hoggaamiye koox burcad ah oo lagu qabtay Mexico.
-
Maanta iyo wararka radio Sweden
10/10/2025 Duração: 02minNin waardiye ah ayaa lagu toogtay bartamaha Stockholm. Nin 20 iswiidhish oo Holland lagu soo qabtay loogana shakisan yahay isku dil. Sweden oo difaaca Nato ka qeyb qaadan doonta sannadka soo socda.
-
Maanta iyo wararka radio Sweden
09/10/2025 Duração: 02minSweden oo loo soo gacan geliyey nin looga shakisnaa dil Göteborg ka dhacay. Jaamacadaha Sweden oo hoos uga dhacay qiimeynta Jaamacadaha. labo qof oo kale oo loo soo qabtay toogashadii Gävle.
-
Wararka Maanta Sweden
08/10/2025 Duração: 02minAbaalmarinta kimistariga ee sanadkan oo saddex loo qaybiyay. Sicirbararka oo hoos udhacay bishii september. Musikhjälpen oo lacag ururinaysa waxbarashada carruurta sanadkan.
-
Wararka Maanta Sweden
07/10/2025 Duração: 02minNin 18 jir ah oo la xukumay kadib ku luglahaanshihii dil nin 45 jir ah. Macallimiinta iyo maaamuleyaasha iskuullada oo ku faraxsan shaqadooda. Qiimaha guryaha deegaan-gadashada Stockholm oo sare u kacay.
-
Wararka maanta sweden
06/10/2025 Duração: 02minSiyaasiga xagjirka ee Rasmus Paladun oo maxkamada racfaanku fasaxday. Hilibka lo`ada oo sare ukacay Carruurta yar ee halsano ka yar oo shaashadaha dijitaalka aad u isticmaala.
-
3/10 Podd-ka maanta
03/10/2025 Duração: 02minWarar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Sweden oo codsatay in qunsuliyaddeedu la kulanto Greta Thunberg iyo iswiidhishkii kale.Booliska ayaa sheegay inay isgaarsiintooda gudaha ey culays buux dhaafiyeen intii uu socday howlgalkii Risbergska ee magaalada Örebro.Isbitaalka Skåne ayaa la xiriiri doona dhammaan qoysas, horey loo baarey.
-
Maanta iyo wararka radio Sweden
02/10/2025 Duração: 02minToboneeyo isbitaallo aaday ka dib markii ay ku sumoobeen cunto ay maqaayad ka cuneen. Miinooyin kuwa gacanta laga tuuro oo laga helay baabuuro la baaray. Sharuudaha taayarada baabuurka xaamuulka ee xilliga jiillalka oo la adkeeyey.