Sinopse
Listen to interviews, features and community stories from the SBS Radio Somali program, including news from Australia and around the world. - Ka dhagayso waraysiyo, warbixino iyo sheekooyinka jaaliyada barnaamujka idaacada SBS laanteeda Afsoomaaliga oo ay ku jiraan wararka Australia iyo kuwa caalamka.
Episódios
-
-
-
Nasteho Qaran oo hawlo samafal u timid Australia
31/07/2024 Duração: 08minNasteho Haji Nuur oo loo yaqaan Nasteho Qaran waa gabar jilaa ah oo ka qabqaadatay riwaayado wacyigalin ah hadase waxay Australia u timid arimo la xariira samafal lagu caawinayo dadka baahan ee soomaaliya.
-
-
Hooyo loo xiray guur ay ku qasabtay gabar ay dhashay
31/07/2024 Duração: 07minIn qofka lagu qasbo guur uusan raali ka ahayn waa ka mamnuuc Australia. Hooyo ayaa loo xiray inay gabar ay dhashay ku qasabtay inay guursato nin aysan rabin.
-
-
-
-
-
-
-
Adiga oo gaari wata darawal kale ma is dagaasheen?
24/07/2024 Duração: 10minQaybtan ka mid ah barnaamujyadeenii Australia Expalined Waxaan ku eegaynaa hab dhaqanka amni iyo masuuliyadda qofka saran marka uu gaari ku wado Australia iyo talaabadii aad qaadi lahayd haddii adiga ama qof qoyskaaga ah u ku lug yeesho dhacdo dagaal ama aflagaado darawalo ama Road rage.?
-
-
Xus loo sameeyay Mohamed Ali Hamud oo dhawaan ku geriyooday Melbourne
24/07/2024 Duração: 09minWaxaa magaaladda Melbourne xus loogu sameeyay Mohamed Cali Xaamud oo dhawaan ku geeriyooday Melbourne.
-
Xagee maraysaa dacwadii dadka degan saraha dhaadheer iyo Dawlada Victoria?
23/07/2024 Duração: 06minXagee maraysaa dacwadii dadka degan saraha dhaadheer iyo Dawlada Victoria?
-
Awale Ahmed oo buug ka qoray dagaaladii sokeeye
23/07/2024 Duração: 15minAwale Ahmed wuxuu ahaa wiil yar markuu qoyskiisu ka soo qaxay dagaaladdii sokeeye. Wuxuu hadda wixii soo maray ka qoray buug.
-
-
-
-