Sinopse
Listen to interviews, features and community stories from the SBS Radio Somali program, including news from Australia and around the world. - Ka dhagayso waraysiyo, warbixino iyo sheekooyinka jaaliyada barnaamujka idaacada SBS laanteeda Afsoomaaliga oo ay ku jiraan wararka Australia iyo kuwa caalamka.
Episódios
-
Cumar Nuur waa qoraaga buuga 'Waalidka iyo Da'yarta Qurbaha'
02/07/2024 Duração: 24minWaxaa Melbourne lagu soo bandhiyaa buuga 'Waalidka iyo Da'yarta Qurbaha' Waxaan ka waraysanay qoraaga buuga Cumar Nuur.
-
Xafladda 1-da Luuliyo oo lagu qabtay Melbourne
02/07/2024 Duração: 22minXafladda 1-da luuliyo oo lagu qabtay Melbourne ayaa waxaa ka soo qayb galay madax ka timid Soomaaliya.
-
-
-
Australia Explained: fursadaha macalinimo iyo faa'iidada
26/06/2024 Duração: 10minQaybtan ka mid ah barnaamujyadeenii Australia Explained waxaan ku eegaynaa abaalgudka laga helo macalinimada iyo fursadaha lagu noqodo macalin ee dalkan Australia.
-
-
Todobaadka Xoriyadda Soomaaliya
26/06/2024 Duração: 16minWaraysi: Nuur Fiqi iyo xoriyadda Soomaaliya
-
-
Todobaadka Xoriyadda Soomaaliya 26 June-1 July
26/06/2024 Duração: 08minWaraysi: Abdullahi Daahir iyo xoriyada Soomaaliya.
-
-
-
-
Wararka SBS Somali 19 June
19/06/2024 Duração: 11minSoomaalida dhawaan soo galay Australia, ma ku noqon doonaan dalkii? Cabdullahi oo ah nin dhalinayaro ah dhawaana yimid Australia ayaan waydiiyay su'aashaas.
-
Cabdullahi wuxuu dhawaan qaxooti ku yimid Australia
19/06/2024 Duração: 09minIyadoo caalamka laga xusayo maalinta qaxootiga aduunka 20 June, waxaan waraysi ku saabsan qaxootinimada la yeeshay Cabdullahi oo ah nin dhalin yaro oo dhawaan qaxootinimo ku yimid Australia.
-
30 sano kadib ayaa dibudejin la siiyay Ahmednoor, sidee ayuu u arkaa nolosha cusub?
18/06/2024 Duração: 13minAhmednoor wuxuu 30 sano ku jiray xeryaha qaxootiga Kenya, haddana waxaa dibudejin laga siiyay dalka Holland. Wuxuu ka waramayaa noloshii xeryaha iyo tan cusub ee Holland.
-
-
-
Farshaxanka dadka Indijinooska ah: xiriirka dhulka iyo daaqad laga arko taariiqda
18/06/2024 Duração: 09minIyaga oo qaatay dhaqanka afka la isugu gudbiyo ayay shacabka Aboriginalka iyo Torrest Strait islanderka waxay farshaxanka u isticmaalaan inuu noqdo aalad lagu gudbiyo sheekooyinka, dhaqanka, diinta iyo cilmiga lagama maarmaanka u ah dhulkooda.
-
-